HomeAll newsDhagayso Barnaamijka Diiradda Jimcaha.

Dhagayso Barnaamijka Diiradda Jimcaha.

Barnaamijka Diiradda  Jimcaha oo todobaadle ah waxaa maanta lagu falanqeeyay Dowrka Odoyaasha dhaqanka ay ku leeyihiin wacyigelinta bulshada.

Barnaamijka waxaa ka qeybgalay Odayaal caan ku ah Soomaaliya.

Halkan ka dhagayso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 08-03-2019

Halkan ka dhagayso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 08-03-2010 Tayo dhexe.

 

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular