Warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan waxay idiin soo gudbineysaa barnaamij muuqaal ah oo la yiraahdo (Dhaqasho Waa Geel)
Waa barnaamij qurux badan oo laga soo diyaariyay Geela iyo Geelleyda ku nool qeybo kamid ah gobolada Soomaaliya.
Waxaa la daawan karayaa muddo 35 daqiiqo iyo 55 ilbiriqsi ah, isagoo soo bandhigaya faa’iidooyinka ku jira dhaqashada Geela.
Barnaamijkan ayaa waxaa soo diyaariyay wariye Cabdullaahi Soomaali, waxaana uu soo bandhigayaa macluumaad badan oo dhaqashada Geela ku saabsan.
Hoos ka daawo Filimka Dhaqasho waa Geel ee ay soo saartay Idaacadda islaamiga ee Al-Furqaan.
Maasha allaah alfurqaan allah ajar haidinka siiyo dadaalkiina aad udadaalaysiin umada soomaliyeed
Viedo fnny ah wayaa