HomeAll newsCiidamada Al-Shabaab Oo ka dhex dagaallamaya Wasaaradaha Shaqaalaha iyo Howlaha guud.

Ciidamada Al-Shabaab Oo ka dhex dagaallamaya Wasaaradaha Shaqaalaha iyo Howlaha guud.

Dagaalyahanno katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa ka dhex dagaallamaya xarumo muhiim u ah dowladda federaalka oo ku yaala magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

Qaraxyada dhacay waxay gaarayaan illaa saddex qarax, waxaana la rumeysanyahay iney geysteen khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh.

Wariye Cabdi-fataax Filibiin oo isha ku hayay qaraxyada Muqdisho iyo dagaalka socda ayaa ka waramaya.

Halkan ka dhagayso Wariye Filibiin oo ka waramaya Qaraxyada Muqdisho iyo Dagaalka socda.

 

(Phentermine)

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular