HomeAll newsAskar katirsan Shisheeyaha oo ku dhintay Qarax ka dhacay Ceelash-biyaha.

Askar katirsan Shisheeyaha oo ku dhintay Qarax ka dhacay Ceelash-biyaha.

Qarax weyn oo jugtiisa laga maqlay qeybo kamid ah deegaannada dhaca inta u dhexeysa Muqdisho iyo Afgooye ayaa lala eegtay kolonyo katirsan ciidamada Shisheeyaha oo isticmaalayay wadada laamiga ah.

Wuxuu haleelaya qarax mid kamid ah gawaarida ciidamada Shisheeyaha oo ahaa nooca Tawga, kaas oo gebi ahaanba goobta ku burburtay.

Goobjoogayaal ay soo xiganeyso Al-Furqaan ayaa sheegay inay arkayeen ciidamada Shisheeyaha oo daabulanaya meydadka ugu yaraan 3 askari iyo dhaawacyo kale.

Qaraxyada lala eegto ciidamada Shisheeyaha ayay Shisheeyuhu ku tilmaameen caqabad adag oo ku hor gudban isku socodkooda, waxaana Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay sii kordhisay weerarada ay ku beegsaneyso Shisheeyaha.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular