HomeAll newsSarkaal katirsan Police-ka dowladda Oo Muqdisho Lagu dilay.

Sarkaal katirsan Police-ka dowladda Oo Muqdisho Lagu dilay.

Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho waxaa lagu dilay sarkaal katirsan ciidamada Police-ka dowladda federaalka, kaas oo lala eegtay qarax xoogan.

Gaari uu watay mid kamid ah saraakiisha Police-ka oo lagu magacaabo Xasan dheere ayaa qarax culus waxaa lagula eegtay qeybo kamid ah degmada Hodan ee gobolka Banaadir.

Goobta waxaa ku quur baxay Sarkaalka, waxaana burbur xoogan uu gaaray gaariga uu watay.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa sheegatay masuuliyadda dilka sarkaalkan,  wuxuuna imaanaya iyadoo xalay degmada Wardhiigley ee gobolka Banaadir ka dhacay dagaal fool ka fool ah oo dhexmaray ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo kuwa dowladda federaalka.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular