HomeAll newsMadaxda Itoobiya iyo Suudaan oo yeeshey kulan looga hadlayo arimaha Amaanka labada...

Madaxda Itoobiya iyo Suudaan oo yeeshey kulan looga hadlayo arimaha Amaanka labada dal.

Waxaa kulan magaalada Adis Ababa ku yeeshey madaxda wadamada Suudaan iyo Itoobiya, kaas oo ay uga wada hadlayeen arimaha Amaanka labada dal.

Kulanka waxaa wada qaatay madaxweynaha dalka Suudaan Cumar Xasan Al-bashiir iyo ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abey Axmed, waxaana uu socday kulanka dhowr saacadood.

Labada masuul oo ka qeybgalayay kulanka midowga Afirca ee Siisi loogu doortey inuu noqdo madaxweynaha ururka ayaa isku raacay iney dhisaan ciidamo isku dhaf ah oo ka shaqeeya amaanka xuduud beenaadka Itoobiya iyo Suudaan.

Itoobiya ayaa ka cabaneysa in hub farabadan dalkeeda laga soo geliyo dhanka Suudaan, taas oo ay sheegtay iney halis gelineyso amaankeeda.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular