Dhuuxa Wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, sabtida mooyaane, waxaana lagu soo qaataa wararkii ugu dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah.
Halkan Ka Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 02 20 2019
asc dhamaan bahda radio alfurqan wan idin salamayaa meel kasta aad joogtaaniin allah ha idiin xifdiyo waxad haysaan howl muhiim u ah dadka muslimiinta ah meesha kasii wada dadalkiinu mahadsanidin