Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan waxaana lagu soo qaataa mowduuc muhim ah. Jimcahan waxaa lagu Diiradda lagu saaray xanuunada kusoo badanaya Soomaaliya.
Barnaamijka waxaa marti ku ahaa Dr. Xanafi Cabdi Sheekh Aadan oo kamid ah dhaqaatiirta Soomaaliyeed, wuxuu ku takhasusay daawada iyo kiimikada.