HomeAll newsWeerar ka dhacay nawaaxiga Baladweyne Oo Askari Lagu dilay.

Weerar ka dhacay nawaaxiga Baladweyne Oo Askari Lagu dilay.

Ciidamo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa howlgal gaar ah ka fuliyay nawaaxiga magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan bartamaha dalka Soomaaliya.

Ciidamada Mujaahidiinta ayaa weeraray isbaaro ay ku sugnaayeen ciidamo katirsan maamulka Hir-shabeelle, oo ku taalla afaafka magaalada Baladweyne.

Mujaahidiinta waxay dileen ugu yaran hal askari oo katirsan ciidamadii isbaarada joogay, inta soo hartana waa la kala eryay.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular