HomeAll newsSarkaal katirsan Xukuumadda Kheyre Oo Muqdisho Lagu Qarxiyay.

Sarkaal katirsan Xukuumadda Kheyre Oo Muqdisho Lagu Qarxiyay.

Qarax xoogan ayaa lagu weeraray mas’uul katirsan xukuumadda uu hogaamiyo Xasan Cali Kheyre, kaas oo ka dhacay qeybo kamid ah magaalada Muqdisho.

Qaraxa waxaa lala eegtay gaari uu watay nin lagu magacaabo Cismaana dheere oo kamid ah saraakiisha Xafiiska Ra’iisul wasaaraha dowladda Xasan Cali Kheyre.

Dhaawac ayaa gaaray, waxaana loola cararay isbitaallada ay dowladu ku leeedahay magaalada Muqdisho.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo sheegatay mas’uuliyadda weerarka ayaa maalmahii lasoo dhaafay waxay sii laba jibaartay beegsiga saraakiisha dowladda federaalka.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular