HomeAll newsMadaxtooyada Muqdisho oo Madaafiic lagu garaacay.

Madaxtooyada Muqdisho oo Madaafiic lagu garaacay.

Ciidamada Jugta culus ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa madaafiic ku garaacay xarunta madaxtooyada Villa-Somalia oo ah halka uu deganyahay madaxweynaha dowladda Maxamad Farmaajo.

Wararka aynu heleyno waxay xaqiijinayaan in dhowr madfac fiidnimadii caawa lagu tuuray xarunta madaxtooyada, xilligaas oo uu mashquul aad u xoogan ka jiray madaxtooyada.

Ciidamada Mujaahidiinta Jugta culus ee ka howlgala magaalada Muqdisho ayaa horey sidan oo kale waxay madaafiic culus ku garaaceen xarumo muhiim ah oo ay ku jirto Madaxtooyada, garoonka diyaaradaha iyo xerada Xalane oo dhamaantooda ku yaala magaalada Muqdisho.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular