HomeAll newsInkabadan 10 Askari oo Xabashida Looga dilay Weeraro ku qabsaday Bakool.

Inkabadan 10 Askari oo Xabashida Looga dilay Weeraro ku qabsaday Bakool.

Sil-silado weeraro kamiinno ah iyo qaraxyo lala eegtay ciidamada Xabashida Itoobiya waxaa ku gaaray khasaare xoogan, kuwaas oo laga helayo faafaahinno dheeraad ah.

Warar ay heleyso Idaacadda islaamiga ee Al-Furqaan ayaa xaqiijinaya in ciidamada Xabashida Itoobiya looga dilay inta u dhexeysa Buur-dhuxle iyo Rabdhuure maalintii shalay ay gaarayaan ugu yaraan 12 askari.

Ciidamada Xabashida waxay la kulmeen weeraro xoogan tan iyo maalintii shalay, waxaana muuqata iney ku adagtahay xaaladda.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular