Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaana lagu soo qaataa hadba mowduuca taagan ee u baahan in bulshada macluumaad laga siiyo.
Todobaadkan waxaa barnaamijka lagu lafa guray khilaafka ka dhex jira madaxda DF iyo arrimo kale oo la xiriira.