Waxyar kahor qarax xoogan ayaa lala eegtay gaari nooca dagaalka ah oo ay saarnaayeen saraakiil sar sare oo katirsan ciidamada dowladda federaalka, kuwaas oo ku safrayay wadada xeebta ah ee isku xirta Muqdisho iyo Marko.
Warar kusoo dhacay warqabadka Idaacadda islaamiga ee Al-Furqaan ayaa xaqiijinaya in qaraxan lagu dilay taliyihii guutada 12-ka April ee ciidamada dowladda Jeneraal Cumar Dheere, kaas oo kamid ahaa saraakiisha saarnaa gaariga la qarxiyay.
Waxaa sidoo kale la dhintay taliyaha, ku xigeenkiisa oo lagu magacaabo Cabdi Cali Jamaame iyo ugu yaraan 8 askari oo katirsan ilaaladooda, waxaana gebi ahaanba burburay gaarigii ay wateen.
Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda dilka saraakiishan katirsan ciidamada dowladda, waxaana sii kordhaya saraakiisha mudooyinkii ugu dambeeyay ku baxayay gacanta ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.
Nin kastoo kufriga la ologa Kari maqaar kiisa
Kaartada Ibliis uu bariyo diida kulub jaanka
Kaaweeye oo guba nijaas gaal u kaba qaada
Aduunyada kurkoo laga jariyo kaawo marin weeye
Aakhirana kadeed iyo ciqaab naarta lagu kuusye
Waa kuwii ibliis kaw birmaday kalabki mudug joogay
Waa kuwii difaaceen sandiiq kiciyey laabteena
Waa kuwii kohsaday inad dishaan kaagirka ridoobay
Katiibada islaam kaw kacdaay koonka dhaaf siiya
Inshallaah kamiin kale kudila kalabka caanooda