HomeAll newsDEG-DEG: Saraakiil katirsan maamulka Hir-Shabeelle Oo Kamiin ku dhacay.

DEG-DEG: Saraakiil katirsan maamulka Hir-Shabeelle Oo Kamiin ku dhacay.

Daqiiqado kahor, waxaa warqabadka Idaacadda islaamiga  ee Al-Furqaan kusoo dhacay warar xaqiijinaya in saraakiil sar sare oo katirsan maamulka Hir-shabeelle ay ku dheceen kamiin culus oo ay u dhigeen ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Kamiinka ayaa ka dhacay inta u dhexeysa Maxaas iyo Baladweyne, waxaana saraakiisha loo dhigay lagu tilmaamay iney yihiin kuwa ugu sarreeya ee maamulka Hir-Shabeelle.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular