HomeAll newsDEG-DEG: Qaraxyo Waaweyn Oo lagu weeraray Kontroolka koowaad ee Madaxtooyada.

DEG-DEG: Qaraxyo Waaweyn Oo lagu weeraray Kontroolka koowaad ee Madaxtooyada.

War goordhow kusoo dhacay warqabadka Idaacadda islaamiga ee Al-Furqaan ayaa tibaaxaya in labo qarax oo waaweyn lagu weerary mid kamid ah kontroollada laga ilaaliyo madaxtooyada magaalada Muqdisho.

Jugta qaraxyadan oo si aad ah looga maqlay inta badan degmooyinka gobolka Banaadir ayaa waxaa  ka dhashay khasaare lixaad leh oo gaaray ciidamada Ilaalada madaxtooyada.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qaraxyadan.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular