Telfeshinka CNN ee laga leeyahay dalka Maraykanka ayaa baahiyay inuu geeriyooday madaxweynihii hore ee Maraykanka George H.W. Bush.
Bush ayaa ku geeriyooday magaalada Houston ee Maraykanka, sida uu xaqiijiyay Afhayeen u hadlay oo lagu magacaabo McGrath.
Wuxuu ku geeriyooday da’da 94 sano, wuxuuna kamid ahaa ninkan madaxweynayaashii jamhuuriga ee soo maray dalka Maraykanka.
Geeridiisa waxaa loo sababeeyay xanuuno adag oo sanadihii lasoo dhaafeyba uu la daala dhacayay, waxaana bishii April ee sanadkan geeriyootay xaaskiisa oo lagu magacaabo Barbara Bush oo iyaduna jirtay 92 sano.
Bush ayaa dhalay madaxweynihii ka horeeyey Brack Obama ee sababta u ahaa duulaannadii lagu qaaday wadamada Ciraaq iyo Afghaanistaan, waana labo cunsuri oo aad u neceb muslimiinta.
Gaal wa baqtiya ee madhinto qaladka iska sax