HomeAll newsXarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Oo War kasoo saartay Howlgalkii Gaalkacyo ee lagu dilay...

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Oo War kasoo saartay Howlgalkii Gaalkacyo ee lagu dilay Ninkii Nabinimada sheegtay.

Sheekh Cali Dheere; Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Sheekh Cali Maxmuud Raage, Sheekh Cali Dheere Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa qabtay shir jaraa’id oo uu ku faafaahinayo howlgalkii ka dhacay Gaalkacyo, kaas oo lagu dilay Cabdi-weli Cali Cilmi oo ahaa nin afgalaadeeyay Nabiga Sallaahu caleyhi wassalam.

Ugu horeyn wuxuu Sheekh Cali ka hadlay xukunka sharciga ah ee uu leeyahay qofka caaya Nabiga Sallaahu caleyhi wassalam, wuxuuna sheegay in  culimadu ay ku ijmaaceen dilka ninkii meel ka dhac ku sameeyo Nabigeena Sallaahu caleyhi wassalam.

Intaas kadib, Wuxuu Sheekh Cali dheere soo hadal qaaday dhibaatooyinkii uu waday Cabdi-weli kaas oo sheegtay inuu yahay Nabi, Nabigeenana aflagaadeeyay, wuxuuna sheekhu sheegay in mujaahidiintu mudooyinkanbo ay wadeen qorhe ay ku doonayaan in ninkaas ay ku dilaan.

Ugu dambeyn wuxuu Sheekh Cali Dheere, Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab  fariin u diray guud ahaan muslimiinta, gaar ahaan Reer Gaalkacyo, isagoona u sheegay iney difaacaan Nabiga.

Wuxuu sidoo kale sheekh Cali bogaadin iyo hambalyo u diray raggii fuliyay howlgalkii Gaalkacyo, isagoona Allah u waydiiyay iney Nabiga kula kulmeen Jannada.

Halkan ka dhagayso Shirka Jaraa’id ee Sheekh Cali Dheere.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular