HomeAll newsSheekh Yuusuf Kaba Ku Dukade oo Bixiyay Wareysi Muhim Ah. (Dhageyso)

Sheekh Yuusuf Kaba Ku Dukade oo Bixiyay Wareysi Muhim Ah. (Dhageyso)

Sheekh Yuusuf Sheekh Ciise Kaba Ku Dukade oo ah Waaliya Wilaayada Islaamiga ah ee Shabeelaha Dhexe ayaa Idaacadda Diiniga ah ee Al-furqaan siiyay wareysi muhim ah oo ku saabsan xaaladda guud ee gobolka, weeraradii ugu dambeeyay iyo arrimo kale.

Caawa waxaa barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada waxaa ku baxay qeybta 1-aad ee Wareysiga, waxaana uu ugu horreyn Sheekhu dhiibay warbixin ku saabsan gobolka isagoo sheegay in amnigu uu aad u wanaagsan yahay sidoo kalana uu Allaah bulshada ugu deeqay roobka Deyrta oo degaano badan qooyay.

Intaasi kadib waxa uu faahfaahin ka bixiyay weerar ciidamada Burundi looga gubay gaari gaashaaman oo todobaadkii lasoo dhaafay ka dhacay meel u dhow Jowhar. Waxa kale oo uu ka warramay weeraradii sababta u ahaa iney ciidamada Burundi iyo kuwa Jabuuti sahayda isgaarsiin waayaan.

Sheekha Yuusuf ayaa waxa kale oo uu is dul taagay saameynta ay dhaqdhaqaaqyadii ciidamada Burundi ku yeesheen weerarada is daba joogga ah ee ay fuliyaan askarta milatariga Mujaahidiinta ee gobolka isagoo tusaale usoo qaatay isbadalka uu soo kordhiyay weerarkii dhawaan ay Mu’asasada Al-kataa’ib soo bandhigtay ee ka dhacay degmada Balcad.

Halkan Ka Degso Qeybta 1-aad ee Wareysiga Sh Yuusuf Kaba Ku Dukade

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular