Aroornimadii hore ee saaka, ciidamo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa howlgal xoogan ku qaaday guri uu magaalada Gaalkacyo ka degnaa Cabdi-weli Cali Cilmi oo ah zindiiq sheegtay Nabanimo, una gefay Nabigeena Muxamad Sallaahu caleyhi wassalam.
Howlgalka waxaa lagu daahfuray camaliyad Nafhurnimo ah, waxaana markaas kadib guriga saldhiga u ahaa ninkan u daatay ciidamo katirsan Mujaahidiinta, kuwaas oo toogasho ku billaabay ciidamadii ilaalada u ahaa Ninkan.
Wararka horudhac ah ee aynu heleyno waxay xaqiijinayaan in howlgalkan lagu dilay Cabdi-weli oo ah zindiiqa Nabinimada sheegtay, Nabigeenana aflgaadeeyay, waxaana lala dilay inkabadna toban askari oo kamid ahaa ilaaladiisa gaarka ah.
Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda howlgalkan fariidka ah ee lagu qaaday ninkan aflagaadeeyay Nabigeena Muxamad Sallaahu caleyhi wassalam.