Khilaafkii mudada soo jiitamayay ee u dhaxeeyay DF, Madax-Goboleedyada iyo Siyaasiyiinta Mucaaradka ayaa hadda gaaray meeshii ugu sarreysay waxaana lagu qiyaasi karayaa Webi karkaarradii jabsaday oo saameyntiisa leh.
Haddaba bulshada Soomaaliyeed ayaa ku wareertay khilaafaadkan iyadoo dhinac walba ay sheeganayaan iney yihiin kuwa saxan ee maslaxaddooda ka shaqeynaya.
Haddaba idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa u kuur gashay khilaafaadkan billow illaa dhamaad. Qeybta hoose kala deg MP3.