HomeAll newsFaafaahin: Waxaa la helay magacyo horleh oo kamid ah dadkii ku dhintay...

Faafaahin: Waxaa la helay magacyo horleh oo kamid ah dadkii ku dhintay Weeraradii Baydhabo.

Idaacadda islaamiga ee Al-Furqaan waxay heshay magacyada  xubno hor leh oo katirsan maamulka Koonfur-galbeed, kuwaas oo ku dhintay weeraradii dhawaan ka dhacay magaalada  Baydhabo.

Dadka magacyadooda la helay waxaa kamid ah nin xillibaan lagu magacaabo  Carfaaye, Maxamed Yare oo ah agaasimaha wasaaradda Gaadiidka maamulka Koonfur-galbeed,Maxamed Macalin Cabdi Raxmaan oo kamid ah gudi uu sameystay Fargeeti oo u tartamaya xilka madaxtinimada maamulka Koonfur-galbeed.

Warbixinta hoose waxaad uga bogan kartaa magacyada xubnaha ku dhintay weeraradii Baydhabo.

Halkan ka dhagayso Warbixin ku aadan khasaaraha Weeraradii magaalada Baydhabo.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular