Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan waxaana lagu soo qaataa mowduuc muhiim ah iyadoo ay ka qeyb galaan dad aqoon u leh hadba qodobka markaasi laga doodayo.
Usbuucan waxaa lagu falanqeeyay dhaqdhaqaaqyada Itoobiya ee ku wajahan Soomaaliya kadib wixii ka dambeeyay markii uu Madaxweynaha DF u saxiixay afar Dekedood oo ay ummada Soomaaliyeed leeyihiin.
Ku Dhageyso Tayo Sare Diiradda Jimcaha 19-10-2018
Ku Dhageyso Tayo Dhexe Diiradda Jimcaha 19-10-2018