HomeAll newsDhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 03 Safar 1440.

Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 03 Safar 1440.

Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo lagu falanqeeyo hadba mowduuca taagan, waxaana usbuucan lagu lafa guray khilaafka ka dhaxeeya DF iyo maamul goboleedyada oo u muuqda mid maalinba maalinta ka dambeysa sii yeelanaya waji cusub.

Barnaamijka waxaa ka qeyb galay dad xaaladda la socda oo wadanka jooga kuwaasoo arrimaha taagan ku falanqeeyay aqoontooda iyo waaya aragnimadooda.

Sidoo kale waxaa barnaamijka aragti kasoo dhiibtay dad weynaha dal iyo dibadba.

Halkan ka degso Diiradda Jimcaha 12-10-2018

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular