Fagaaraha Macallin Aadan Xaashi ee magaalada Jilib, waxaa gelinkii dambe ee maanta ka dhacay xukun dil ah oo lagu fuliyay Jawaasiis u shaqeyneysay sirdoonno caalami ah iyo kan dowladda federaalka.
Shan ruux ayaa la keenaya fagaaraha ku yaala degmada Jilib, kuwaas oo wada shaqeyn la sameeyay sirdoonnada dowladaha Maraykanka, Ingiriiska iyo kan dowladda federaalka.
wuxuuna ka dambeeyay weerar Mareykanku ka geystay Saakoow,wuxuu sheegay in ciidamo mareykan ah uu ku hoggaamiyay guri kuyaal degmada Saakoow.
3-Jeyllaani Cabdullaahi Nuur, wuxuu la shaqeeyay Sirdoonnada Mareykanka iyo dowladda wuxuuna ka dambeeyay duqeymo ka dhacay Sh/Hoose wuxuu sheegay in uu shariixo saaray laba gaari oo laduqeeyay, sidoo kale wuxuu sheegay in uu gudbiyay macluumaad muhiim ah waxaana shaqa geliyay xildhibaan katirsan Hirshabelle.
4- Cawaale Axmed Max’med 32 sana jir wuxuu u shaqeynayay sirdoonka Mareykanka MI6 wuxuu sheegay in uu muddo sanada ah la shaqeynayay sidoo kale Ninka Jaasuuska ah ayaa maxkamadda ka hor qiray in uu Jaajuusi jiray dad Soomaali ah oo degan dalka UK.