HomeAll newsDEG-DEG: Al-Shabaab Oo dagaal kula wareegay Daynuunaay.

DEG-DEG: Al-Shabaab Oo dagaal kula wareegay Daynuunaay.

Waa ciidamo katirsan Mujaahidiinta.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa dagaal ku qaaday deegaanka Daynuunaay, duleedka magaalada Baydhabo, halkaas oo ay ku sugnaayeen ciidamo katirsan maamulka Koonfur-galbeed.

Ciidamada Koonfur-galbeed ayaa ka firxaday deegaanka, iyagoona gaaray magaalada Baydhabo, waxaana Daynuunaay hadda si buuxda  u maamulaya ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Saraakiisha hogaamineysa ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa fagaarayaasha kula hadlaya dadka deegaanka.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular