HomeAll newsCiidamo Maraykan ah Oo kusii jeeday Basra Oo Weeraro adag la kulmay.

Ciidamo Maraykan ah Oo kusii jeeday Basra Oo Weeraro adag la kulmay.

Ciidamo Ameerikaan ah iyo kuwa Soomaali ah oo la socday ayaa la kulmay silsilado weeraro ah oo uga yimid dhanka ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Ugu yaraan afar weerar ayay la kulmeen ciidamada Maraykanka iyo kuwa Bankrafta, waxaana weeraradu ahaayeen kuwa aad u xoogan.

Khasaare adag oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa la rumeysanyahay inuu gaaray ciidamada Maraykanka iyo kuwa Soomaalida, balse maynaan helin tira rasmi ah.

Ciidamada la kulmay weerarka waxay kusii jeedeen deegaanka Basra oo katirsan gobolka Shabeellaha hoose, waxaana weli ay dareemayaan cabsi ah iney la kulmaan weeraro horleh.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular