Beesha Bartire oo kamid ah qabaa’ilka Soomaaliyeed ayaa Ugaas cusub ku dooratay wilaayada islaamiga ah ee Jubooyinka.
Munaasabadda oo ka dhacday degmada Xagar ayaa waxaa kasoo qeyb galay mas’uuliyiin uu kamid yahay waaliga Jubooyinka Sh/Abuu Cabdalla iyo Ugaasyada qaar kamid ah qabaa’ilka dega gobolka.
Sh/Muxamad Abuu Cabdalla ayaa Ugaaska cusub ee ay dooratay beesha Bartire oo lagu magacaabo Ugaas Aadan Buuti, gudoonsiiyay Gaari cusub, Kitaab Xisnul-muslim ah, Qori noociisu yahay AK47 ah iyo Dhiil caano ah.
Halkan Ka Degso Kalimadda Ugaaska Ajuuraan
Halkan Ka Degso Kalimadda Ugaaska Maxamad Subeyr
Halkan Ka Degso Kalimadda Ugaaska Xawaadle
Halkan Ka Degso Kalimadda Ugaaska Cawlyahan.
Halkan Ka Degso Kalimadda Sh C/raxmaan Firin
Halkan Ka Degso Kalimadda Ugaaska La Doortay Ee Bartire