HomeAll newsSawirro+Dhageysi: Diiradda Jimcaha oo Lagu Falanqeeyay Duqeyntii Uu Shisheeyuhu Ka Geystay Saakow.

Sawirro+Dhageysi: Diiradda Jimcaha oo Lagu Falanqeeyay Duqeyntii Uu Shisheeyuhu Ka Geystay Saakow.

Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo ah todobaadle maanta oo kale ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, ayaa waxaa usbuucan lagu falanqeeyay duqeyntii habeenkii Arbacada ee lasoo dhaafay ka dhacday degmada Saakow, gaar ahaan dugsi Qur’aan iyo Isbitalka weyn ee magaalada.

Mareykanka oo lagu eedeynayay inuu ka dambeeyo ayaa war qoraal ah oo uu soo saaray ku beeniyay inuu isagu fuliyay weerarka.

Barnaamijka waxaan ku wareysanay Sh/Muxamad Abuu Cabdalla, waaliga wilaayada islaamiga ah ee Jubooyinka, Dhaqaatiirta isbitalka iyadoo sidoo kale ay falanqeynta dhacdadan inala wadaageen odayaasha dhaqanka ee magaalada, oo sida aad sawirrada ka dareemi kartaan booqasho ku tagay dhismayaashii uu Mareykanku burburiyay.

Sidoo kale waxaa ka qeyb qaatay dad weynaha oo ra’yigooda ka soo dhiibtay dal iyo dibadba.

Ku Dhageyso Tayo Dhexe Diiradda Jimcaha 21-09-2018

Ku Dhageyso Tayo Sare Diiradda Jimcaha 21-09-2018

 

 

(Valium)

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular