HomeAll newsMaydad iyo Hub ay ka carareen ciidamo huwan ah oo lagu soo...

Maydad iyo Hub ay ka carareen ciidamo huwan ah oo lagu soo bandhigay Mubaarak.

Deegaanka Mubaarak ee wilaayada islaamiga ee Shabeellaha hoose oo dhawaan uu ka dhacay weerar fashilmey oo ciidamada Maraykanka ku doonayeen iney ka geystaan halkaas ayaa waxaa lagu soo bandhigay meydad iyo saanad milliteri.

Meydka Askari soomaali ah oo ay ugu buufsantahay Gaashaan ayaa kamid ahaa meydadka lagu soo  bandhigay deegaanka Mubaarak

Dhanka hubka, waxaa lasoo bandhigay saanad kala duwan oo hub ah oo uu ku jiro qori uu Doorbin ku xiranyahay, boosh qalabeysan iyo qasnadihiisa, Wakobyada ay ciidamadu u adeegsadaan isgaarsiinta iyo waxyaabo kaloo kala duwan.

RELATED ARTICLES

3 COMMENTS

  1. Naarta Allah ha u sii jiido gaalka, wuu ogaa wuxuu ka garab dagaallamayaa inay gaalo yihiin. isagaa doortay inuu dariiqa jahannam qaado, Allah haku fogeeyo asaga iyo kuwa kale ee gaalada garabka u noqday iyagoo shilimo raacaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular