Insha allaah halkaan waxaan idin kugu soo gudbineynaa warka duhurnimo ee Radio Alfurqaan oo maanta lagu soo qaatay qodobo ay ku jirto duqeyn saakoow ka dhacday oo lagu dilay caruur diinta islaamka baraneysay iyo bur burin loo geystay isbitaalka magaalada.