HomeAll newsWarbixin+Falanqeyn: Filimkii Al-Kataa'ib ee Dagaalkii Bariire.

Warbixin+Falanqeyn: Filimkii Al-Kataa’ib ee Dagaalkii Bariire.

Waa qeybta afraad ee silsiladda Waqlud Caleyhim oo kamid ah taxanaha mu’assasada warbaahineed ee Al-kataa’ib, laguna soo gudbiyo howlgallada  ka dhanka ah malleeshiyaadka Soomaalida ee Shisheeyaha ku garabsiinaya dagaalka ay kula jiraan shareecada raxmaanka.

Xalqadan afraad ee Waqlud caleyhim  oo ah hadiyadda mu’assada Alkataa’ib ay munaasabadda  Ciidul Adxaa 1439  awgeed ugu talagashey  muslimiinta caalamka waxaa lagu soo  bandhigayaa macrakadii weyneyd ee bishii Muxarram sanadkan guutooyin katirsan ciidamada mujaahidiinta ay kusoo afjareen malleeshiyaadka DANAB ee sida gaarka ah u hoostaga Maraykanka, kun sugnaa magaalada Bariire ee wilaayada islaamiga ee Shabeellaha hoose.

Waxaa la daawan karaa filimka 34 daqiiqo, wuxuuna kusoo baxay luuqadaha soomaaliga iyo Carabiga, waana filim aad u xiiso badan, si wanaagsanna loo diyaariyay.

Hadaba Linkiyada hoose ka dhagayso Warbixin iyo Falanqeyn ku saabsan filimka cusub ee Al-Kataa’ib.

Halkan ka dhagayso Tayo sare Warbixin ku saabsan Filimka Bariire ee mu’assasada Al-Kataa’ib

Halkan ka dhagayso Warbixin ku saabsan Filimka Bariire Ee Mu’assasada Al-Kataa’ib.lite

Halkan ka dhagayso Falanqeyn ku saabsan Filimka Bariire  Tayo sare.

Halkan ka dhagayso Falanqeyn ku saabsan Filimka Bariire_Tayo dhexe

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular