HomeAll newsSidee loogu ciiday Magaalada Bu'aale?(Sawiro+Barnaamij Gaar ah)

Sidee loogu ciiday Magaalada Bu’aale?(Sawiro+Barnaamij Gaar ah)

Magaalada bu’aale oo ka mid ah dhulka shareecada islaamka lagu maamulo waayadaana madaxa kor u sii qaadaysa amaba sii koreysa ayaa  si weyn loogu ciiday waxaana dadku ay ku tukadeen fagaare ku yaala gudaha magaalada.

Dad fara badan oo rag iyo dumar waaweyn iyo caruurba leh oo aad u lebisan wejiyadaoodana farxadu ka muuqato ayaa si wada jir ah salaadda u oogay kadibna waxaa bulshada loo jeediyay khudbad muhiim ah oo af carabi ku baxeysay.

Ciidamo ka tirsan xarakada mujaahidiinta alshabaab ayaa intii munaasibadda ciiddu socatay goobta dhoola tus ku soo bandhigay.

intaa kadib Idaacadda islaamiga ah ee alfurqaan waxay la kulantay oo ay si qota dher u waryesatay qaarka mid ah bulshada bu’aale ku dhaqan.

Hoos ka dhageyso barnaamij aynu ka diyaarinay Ciida Bu’aalle

Halkaan Ka Dhageyso Barrnaamij gaar ah Sida looga Ciiday Magaalada Bu’aale 

Qeybta Hoose Ka daawo sawirada ciida Bu’aale

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular