Magaalada Jamaame ee wilaayada islaamiga Jubooyinka, ayaa waxaa looga ciiday si wanaagsan iyadoo dad badan ay ku dukadeen Isbartiibada weyn ee magaalada.
Reer Jamaame oo caan ku ah macmacaanka, maadaama ay magaaladu Xeebta dhacdo ayaa sheegay in ay ciiddan uga mid tahay ciidihii ugu farxadda badnaa ee soo mara, marka loo eego amniga iyo nabadda.
Sidoo kale magaalada Jamaame ayaa waxaa ka dhacay Mahrajaano iyo tartamo farxadeed oo ay dad badani usoo daawasho tageen, waxaana barnaamijyadan soo qabanqaabiyay maamulka islaamiga ah ee magaalada.
Haddaba waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirro muujinaya sidii looga ciiday magaalada Jamaame, haddey ahaan lahayd Salaadda iyo Mahrajaannada intaba.
Masha allah
Masha allah allah dhiwro walalahayga muslimiinta ahi