HomeAll newsSawirro: Sida Looga Ciiday Magaalada Kuunya Barrow Ciidul-Adxaa 1439

Sawirro: Sida Looga Ciiday Magaalada Kuunya Barrow Ciidul-Adxaa 1439

Boqollaal ruux oo ka kooban qeybaha kala duwan ee bulshada muslimiinta ayaa maanta salaadda Ciidul-Adxaa ku tugtay fagaare weyn oo ku yaala magaalada Kuunya-barrow ee wilaayada islaamiga ee Shabeellaha hoose.

Dadka waxaa ka muuqday farxad ballaaran, waxaana caruurta da’da yar ay wateen qalabyada lagu ciido, waxayna wateen dhar qorxoon oo badankiisa cusub.

mas’uuliyiin katirsan Wilaayada islaamiga ee Shabeellaha hoose iyo culimaa’u diin ayaa ku sugnaa fagaaraha, kuwaas oo dadka kala qeybgalayay farxadda Ciida.

Halkan ka daawo qaar kamid ah Sawirro laga soo qaaday Fagaaraha.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular