Magaalada Ceelbuur ee wilaayada islaamiga ee Galgaduud waxaa looga ciiday si aad u wanaagsan, waxaana boqollaal ruux ay ku tugteen fagaare ku yaala magaalada Ceelbuur.
Ciidamo aad u hubeysan oo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa la tugtay muslimiinta, kuwaas oo iyaga qudhooda ay ka muuqatay farxadda Ciida.