HomeAll newsQarax ka dhacay Buuhoodle Oo lagu dilay La taliyihii hore ee Cumar...

Qarax ka dhacay Buuhoodle Oo lagu dilay La taliyihii hore ee Cumar Cabdi-rashiid Sharmaarke.

magaalada Buuhoodle

Wararka ka imaanaya gobolka Togdheer ayaa sheegaya in qarax khasaare dhaliyay uu ka dhacay magaalada madaxda gobolkaas ee Buuhoodle.

Qaraxan ayaa beegsaday Cabdi-fataax Maxamed Cali oo horey usoo noqday la taliyihii ra’iisul wasaarihii hore ee dowladda Cumar Cabdi-rashiid Sharmarke, sidoo kalena soo noqday madixii maaliyadda Ururkii Xisbul Islaam ee la midoobay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Cabdi-fataax waxaa lala dilay wasiirkii hore  Arrimaha Gudaha Maamulka Khaatumo Axmed Maxamuud Doolaal.

Illaa iyo hadda majirto cid sheegatay mas’uuliyadda dilka xubnahan.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular