HomeAll newsQarax ka dhacay Baydhabo Oo Askar Lagu dilay.

Qarax ka dhacay Baydhabo Oo Askar Lagu dilay.

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo xarunta gobolka Baay iyo Bakool ayaa sheegaya in habeenkii xalay magaaladaas uu ka dhacay qarax xoogan.

Qaraxa waxaa lala eegtay ciidamo katirsan maamulka Amxaaro kalkaalka ah ee Koonfur-galbeed, majarahana uu u hayo Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Waxaa loogu aasay qaraxa goob ay ku qayili jireen malleeshiyaadka, waxaana markii ay yimaadeen mar qur ah hoostooda ka kacay qarax culus.

Ugu yaraan 5 askari ayaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday qaraxan habeenkii xalay ka dhacay magaalada Baydhabo.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular