Waxaa geeriyooday siyaasiga lagu magacaabo Koofi Anaan oo soo noqday mar Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay.
Koofi Anaan ayaa intii u dhexeysay 1997-dii illaa 2006-da wuxuu soo noqday Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, waxaana intii uu talada hayay golahaas uu gaaray go’aanno badan oo lagu weeraray wadamo muslimiin ah.
1938-dii ayuu Koofi dhashey, waxaana uu kasoo jeedaa dalka Chana ee dhaca Africa, waxaa la sheegaa in sanadkii 2001-da la siiyay billadda loogu magacdaray Nobel ee ay Reer galbeedku siiyaan dadka sida daacadda ah ugu shaqeeya nidaamka aduunka maamula ee uu Maraykanku hogaaminayo.
hadda wuxuu jiray 80 sano, wuxuuna ahaa qof waayeel ah, galaangal ayuuna ku lahaa siyaasadaha aduunka.
cadaw ilaaheey waaye alx