Weli cirdiga Nabiga Sallaahu caleyhi wassalam wuxuu ka sheeganayaa xadgudubka iyo aflagaadada joogtada ah ee ay gaaladu ku sameynayaan.
Dalka Holand oo kamid ah wadamada qaaradda Yurub waxaa lagu wadaa inuu ka dhaco tartan ku saabsan sawirada gacan ku sameyska ah, kaas oo lagu aflagaadeynayo Nabigeena Muxamed Sallaahu caleyhi wassalam.
Tartankan waxaa taabi gelinaya gaal xubin ka ah baarlamaanka dalka Holand oo lagu magacaabo Geert Wilders, islamarkaana hogaamiya mid kamid ah axsaabta siyaasadeed ee ugu kuraasta badan baarlamaanka.
Waxaa la sheegayaa in tartankan lagu aflagaadeynayo xabiibkeena ay ka qeygeli doonaan 200 oo ruux oo artistiyaal ah, islamarkaana dhamaadka bishan ay joogsan doonaan codsiyada ka qeybgalka.
Arintan weli kama hadlin dowladaha iyo hay’aadka looga bartay iney difaacaan gaalada, waxaana sidoo kale ka hadlin dowladaha carbeed iyo kuwa islaamka sheegta ee ka dhisan caalamka.
Waa dhaawac kale oo xanuunkiisa leh, haddii aan muslimiinta dhexdooda laga helin shariif kawaashi iyo Siciid Kawaashi oo la ogaa waxay ku dhigeen gaaladii sawir gacmeedyada ku aflagaadeeyay Nabiga sallaahu caleyhi wassalam, kuna sugnaa magaalada Paaris.