Mu’assasada Al-kataa’ib ayaa baahisay bayaan kasoo baxay hogaanka sare ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, kaas oo umadda islaamka loogu hambalyeeyay maalmaha Ciidul-Adxaa Almubaarak.
Bayaanka waxaa sidoo kale hambalyo loogu diray Mujaahidiinta caalamka iyo hogaamiyaasha Jihaadka.
Hadaba hoos ka dhagayso warbixin lagu tarjumay Bayaanka oo kuqornaa Luuqadda Carabiga.