Barnaamijka diirada jimcaha ee todobaadlaha ah ayaa waxaa maanta looga hadlay isbadalada ka socda Dalka Itoobiya iyadoo la is dul istaagay dhulka Soomaali galbeed ee ku jira gacanta Itoobiya.
waxaa ka qeybgalay:
Aqoonyaha Suldaan Maxamed Garyare iyo Injineer Idiris Xasan Faarax.
Idiri waxaan kuugu darayaa wuxuu yidhi madaxwynihii hore ee Marykanku Jimy Carter waxaan amr ku siiyey dawladdii somaliya inay ka baxdo Itoobiya oo ah dal madaxbannaan.ayn dhawrto madaxbannaanida waddankaasi.maraykanku kumuu ekaanin inuu diido inuu hub ka iibiyo somaliya ee wuxuu dawladdii soomaaliya ku amray inay Itoobiya ka baxdo,markaana itoobiya waxay ahayd dawlad shuuci ah taasina waxay ku tusaysaa inay mabaadiida kale isku khilaafsanayeen laakiin ay xagga diinta ka midaysan yihiin .