HomeAll newsDhageyso:Barnaamijka soo kabashada Bu’aale.(Q/5-aad+Sawirro)

Dhageyso:Barnaamijka soo kabashada Bu’aale.(Q/5-aad+Sawirro)

Wilaayada islaamiga ah ee jubooyinka ayaa gobalka ka wada mashaariic kala duwan oo bulshadu ay soo dhaweysay

Qeybta shanaad Barnaamijka soo kabashada Bu’aale oo ah tan ugu danbeysa barnaamiyo looga hadlay Bu’aale ayaa lagu eegay waddo muhiim u ah isku socodka oo dib looga furay Bu’aale.

Wadadaan ayaa waxaa gooyay fatahaada uu gaystay wabiga jubba.

Dadweynaha ayaa aad usoo dhaweeyay furista wadadaan iyadoo wali shaqadu ay tahay mid socota.

Halkan ka dhageyso Qeybta Shanaad Barnaamijka 

Hoos ka eeg sawirada wadada.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular