Magaalada Bu’aale oo ku tilaabsatay horumar balaaran ayaa laga hirgaliyay maktabad weyn oo bulshada si lacag la’aan ah ay kaga faa’ideysan karaan.
Magaalada ayaa sidoo kale waxaa laga dhisay xarun ay ku nastaan dadka safarka ah.
qeybta sadaxaad barnaamijyada so kabashada Bu’aale ayaa looga hadlay horumarkaasi oo dadku ay soo dhaweeyeen.
Halkan ka dhageyso Qeybta Sadaxaad Barnaamijka.
Magaalada Bu’aale waxaa ka socda ganacsi kala duwan oo kala heer ah.
Ganacsiga ayaa ka duwan sida uu ahaa sanado ka hor oo magaalada aysan ka jirin amni iyo kala danbeyn.
Magaalada ayaa sii fideysa, waxaana lagu kordhiyay xaafado cusub.
Qeybta Afaraad Barnaamijka soo kabashada Bu’aale ayaa lagu falanqeeyay arimahaasi ee hoos ka dhagayso.