
Ciidamada Mujaahidiinta ayaa weerar qorsheysan ka fuliyay mid kamid ah deegaannada gobolka Shabeellaha-dhexe, halkaas oo ay ku dileen askar katirsan dowladda.
Deegaanka Caliyaale ayay ciidamada Mujaahidiinta weerarka ku qaadeen, waxayna ku dileen 2 askari oo katirsan kuwa dowladda.
Waxay sidoo kale kusoo furteen Mujaahidiinta labo Qori, iyo booshashkooda.
Shabeellaha-dhexe waxa uu kamid yahay gobollalda marti gelinayo howlgallada Mujaahidiinta.