HomeAll newsCiidamo Africaan iyo Ameerikaan ah Oo Lagu Weeraray deegaanka Jazeera.

Ciidamo Africaan iyo Ameerikaan ah Oo Lagu Weeraray deegaanka Jazeera.

Wararka kusoo dhacaya warqabadka Idaacadda Al-Furqaan ayaa xaqiijinaya in ciidamo Maraykan iyo Africaan ka kooban oo ku safrayay deegaanka Jazeera ay la kulmeen weerar kamiin ah oo ay u dhigeen ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Kamiinka oo ahaa mid xoogan, islamarkaana isku bedelay dagaal xoogan ayaa la rumeysanyahay inuu ku gaaray khasaare xoogan oo dhimasho iyo dhaawac ah.

Malleeshiyaad soomaali ah oo ciidankan kamiinka ka dhacay uga soo gurmaday magaalada Marka ayaa iyagana ku dhacay kamiin kale, waxaana jira khasaare gaaray.

(Adipex)

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular