HomeAll newsXukun Qisaas ah Oo ka dhacay Jubbooyinka.

Xukun Qisaas ah Oo ka dhacay Jubbooyinka.

Maxkamadda ku dhaqanka Shareecada Islaamka ee wilaayada Jubbooyinka ayaa xukun qisaas ah waxay ku fulisay labo ruux oo horay u dilay qof muslim ah oo kamid ah dadaka dega gobolkaas.

Gaabow Yare Ibraahim iyo Maxamed Bashiir Cabdi ayaa lagu dilay fagaare weyn oo ku yaala magaalada Jilib ee wilayaada islaamiga ah ee Jubbooyinka.

Waxay horey u dileen nin lagu magacaabo Guudle Caddaan Xasan oo ahaa qof xoola dhaqato ah.

Mid kamid ah qudaada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa fagaaraha ka jeediyay xukunka iyo Adillada loo cuskaday.

Wilaayaadka Islaamiga ee Soomaaliya waxaa ka jira amni lagu helay ku dhaqanka Shareecada Islaamka, waxaana cid weliba la siiyaa xukunka sharci ahaan ay mudantahay.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular