HomeAll newsTaliyihii Ciidamada Kenya ee Faxfaxdhuun Oo la dilay.

Taliyihii Ciidamada Kenya ee Faxfaxdhuun Oo la dilay.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa xaqiijisay iney dishey taliyihii ciidamada Kenya ee deegaanka Fax-faxdhuun oo kamid ah deegaannada gobolka Gedo ee ku jira gacanta gumeysiga Shisheeyaha.

Taliyaha ayaa kamid noqday ciidamo iyo saraakiil ku dhintay duqeyn hoobiyaal ah oo ciidamo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ku garaaceen saldhiga Kenyaatiga ee Fax-faxdhuun.

Illaa iyo todobo madfac oo hoobiyaal ah ayaa gudaha u galay saldhiga Kenyaatiga, kadib markii dhawaan ciidamada Mujaahidiinta Wilaayada Gedo ay duqeeyeen ciidamada Kenya.

Dilka Taliyahan ayaa dharbaaxsho adag ku ah ciidamada Kenya ee gumeysiga ku jooga dhulkeena Soomaaliya.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular