HomeAll newsSheekh Jaamac Aadan Oo Ku geeriyooday Shabeellaha hoose.

Sheekh Jaamac Aadan Oo Ku geeriyooday Shabeellaha hoose.

Alle ha u naxriiste Sheekh  Jaamac Aadan oo kamid ahaa culimada Rabaaniyiinta ee wilaayaadka islaamiga ayaa si lama filaan ah ugu geeriyooday magaalada Kuunya-barrow ee wilaayada Islaamiga ee Shabeellaha hoose.

Geerida Sheekha oo lama filaan ahayd ayaa aad looga naxay, waxaana dadka sheekha yaqaanay ee jooga dal iyo dibadba laga dareemayaa murugo xoogan, iyagoona Alle ka baryay inuu u naxriisto Sheekha.

Waxaa lagu wadaa in Sheekha salaadda Janaazada lagu tukado maalinta berito ah, kadibna lagu aaso qubuuraha dadka muslimiinta ee ku yaala magaalada.

Geerida Culimada ayaa nabar iyo naxdin gaar ah, waxaana sheekhan lagu xusuusan doonaa tawaaduca, U Damqashada Muslimiinta iyo Mustadcafiinta, ku boorinta muslimiinta iney ka qeybgalaan Jihaadka, iyo arimo kaloo aad u badan oo wanaagsan.

Wuxuu Sheekhu leeyahay duruus badan oo sharci ah,  waxaana kamid ah kitaabkii soonkii lasoo dhaafay ka baxayay Idaacadda Al-Furqaan ee lagu magacaabo Cumdatul Mar’a.

RELATED ARTICLES

5 COMMENTS

  1. Asww

    Sheekh a Allahabad u naxariisto, qabrigana Illahay ha uga dhigo beer kamid ah beeraha Canada insha’Allah.

    Walaal telefoonka idaacada isoo dira insha’Allah.

  2. innaalillaahu wa innaa ileyhi raajucuun.

    inna lillaahi maa acdaa walahu maa akahad wa kullu shayin cindahu bi ajalin musammaaa.

    allahummaxshurhu fii zumrati siddiiqiin wa shuhadaa. wajcalhu min ahlil firdowsil aclaa

    allaahumma aammiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular