HomeAll newsQarax Saraakiil Katirsan Dowladda Lagu dilay Oo ka dhacay Duleedka Muqdisho.

Qarax Saraakiil Katirsan Dowladda Lagu dilay Oo ka dhacay Duleedka Muqdisho.

War kusoo dhacay warqabadka Idaacadda Islaamiga ee Al-Furqaan ayaa xaqiijinaya in qarax culus lala eegtay gaari ay la socdeen saraakiil katirsan dowladda hoose.

Qaraxa ayaa ka dhacay deegaanka Weydow ee magaalada Muqdisho, waxaana ku dhintay saraakiil katirsan dowladda.

Ugu yaraan 6 ruux ayaa ku dhintay qaraxan, waxaana burburay gaariga lala eegtay qaraxa oo ahaa nooca Rooneetka ay Soomaalidu u yaqaanaan.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular